|
|
| OTHER NEWS » |
 |
Dr. Faroole: Dimuqraadiyadu waa hirgeleesaa xisbiyo badan baan Puntland uga tegayaa waana masuuliyad i saaran.
Carmo (LM) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxamaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) oo maanta gelinkii danbe kula hadlayey boqolaal Dadweyne ah oo ka qayb qaadanayey soo dhoweyntiisa hoolka shirarka Acdemiyada Ciidamada Booliska ee Carmo ayaa mar kale ku celiyey sida ay [...]
by LM / on November 28, 2012 at 8:37 pm
|
 |
Daawo Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya Prof. Xasan oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Itoobiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ee uu ka mid yahay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo saaka ka soo ambabaxay magaaladda Jabuuti ayaa soo gaaray Caasimadda Itoobiya ee [...]
by / on November 28, 2012 at 8:08 pm
|
 |
Madaxweynaha oo lagu soo dhoweeyey Carmo ''Sawiro''
Wasiirka Maaliyada Puntland Faarax Cali Jaamac ,gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan ,odayaal ,dhalinayro ,haween ardeyda iskuulada iyo dadweyne faro badan ayaa isku safey wadada dhinacyadeeda iyaga oo wata calamada Puntland iyo caleemo [...]
by LM / on November 28, 2012 at 7:55 pm
|
 |
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyey Degmadda Waaciye.
Wafdi balaaran uu hogaaminayo madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 28 November,2012 soo dhoweyn aan caadi ahayn loogu sameeyey degmada Waaciye ee gobolka [...]
by Lm / on November 28, 2012 at 7:54 pm
|
 |
Somaliland oo looga dareeray goobaha codbixinta, Sanaag oo aan maanta laga codeyn & Ciidamada Puntland oo gaaray Deg. Xingalool (Warbixin).
Guud ahaan Deegaanadda Somaliland ayaa maanta (Arbaca 28 Nov, 2012 ) looga dareeray goobaha codbixinta, Dadweynaha Soomaliland ayaa maanta soo dooran doona Xubnaha Golayaasha Deegaanka waxaana Doorashadan ku tartamaya7 Urur oo kala ah Kulmiye, Wadani, Ucid, Umada, Dalsan, Xaqsoor & [...]
by LM / on November 28, 2012 at 10:05 am
|
 |
Dagaal xoogan oo ka socda Degmadda Xudun ee Gobolka Sool.
Wararka ka imanaya Degmadda Xudun ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo Dagaal xoogan uu u dhexeeya Ciidamada Somaliland & Maleeshiyaad ka tirsan [...]
by LM / on November 28, 2012 at 10:03 am
|
 |
Ciidamada Puntland oo weli ku siisiqaya meelo ka mid ah Gobolka Sanaag & Ceerigaabo oo maanta la isku rasaaseeyey (Warbixin).
Xaaladda Goboladda Sanaag & Hayland ayaa ah maanta Taaladda 27 Nov, 2012 mid degan waxaana laga dareemaya meelo ka mid ah Gobolka dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo ay wadaan labada Maamul ee Puntland & [...]
by LM / on November 27, 2012 at 1:30 pm
|
 |
Xukuumada Ciraaq Iyo Maamul Goboleedka Kurdiyiinta Oo Ku Heshiiyay In Ciidamada La Kala Qaado Xiisadana La Dejiyo
Warqabad (LM) Ciidamada Maamul Goboleedka Kurdiyiinta Ciraaq Iyo Xukuumada dhexe ee magaalada Baqdaad, ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday heshiis ciidamada milatariga Ciraaq iyo kuwa maamul goboleedka Kurdiyiinta Ciraaq ee Bashmarka loo yaqaano lagaga qaadayo aagaga hore ee [...]
by LM / on November 27, 2012 at 11:55 am
|
 |
Maraakiibtii taagnaa Xeebta Degmadda Laasqoray oo halkaas is kaga baxay .
Boosaaso (HM) Bilihii ugu danbeeyey waxaa taagnaa Xeebaha Degmadda Laasqoray Maraakiib ay keentay Shirkad lagu magcaabo MRC Maakhir Resource Company kuwaas oo sida la sheegay ujeedkoodu ahaa inay u dhisaan magaaladaas [...]
by LM / on November 27, 2012 at 11:33 am
|
 |
WAR HADA SOO DHACAY: Musharax Gablax oo Gaalkacayo gaaray.
Gaalkacayo (LM) Waxaa hada ka soo degay garoonka diyaaradaha Magaaladda Gaalkacayo Musharaxa Jagada Madaxweynaha Puntland Prof. Cabdiraxmaan Sh. Maxamuud Gablax.
Waxaa musharaxa ku soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Dadweyne aad u tiro badan & Xubno ka tirsan qaybaha bulshada . [...]
by LM / on November 27, 2012 at 9:54 am
|
| |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
 |
 |
 |
|
|
| TACSI |
No News found in this section ..... !
|
|
|