waxaa magada monoco ee baqortoyada manoco kadhacay isku aad ka kooxaha champions league europe , Waxa islameesha lagu magacabey laacib ka europe oo lomagacamay ciyaaryahanka udhashey wadanka spain iyo kooxda Barcelona andres iniesta
sanadkan ayay ahey markii Wadankiisku ku guuleystay koopka aduunka ee kadhacay wadamada Poland iyo Ukrain ,hoos kala soco isku aad ka group yada
Group A
PORTO
DINAMO KIEV
PARIS SAINT-GERMAIN
DINAMO ZAGREB
Group B
ARSENAL
SCHALKE
OLYMPIAKOS
MONTPELLIER
Group C
AC MILAN
ZENIT
ANDERLECHT
MALAGA
Group D
REAL MADRID
MANCHESTER CITY
AJAX
BORUSSIA DORTMUND
Group E
CHELSEA
SHAKHTAR DONETSK
JUVENTUS
NORDSJAELLAND
GROUP F
BAYERN MUNICH
VALENCIA
LILLE
BATE BORISOV
Group G
BARCELONA
BENFICA
SPARTAK MOSCOW
CELTIC
Group H
MANCHESTER UNITED
BRAGA
GALATASARAY
CLUJ
Kamal sicid kure
LaasqorayMedia