Hanbalyo Dhalasho
 by Hanbalyo dhalasho / on September 01, 2012 at 3:47 am
Halkan waxa tahniyad kadirya familka iyo asxaabta kala ah Hooyo Sahra Xuseen Deeqsi Hooyo Hinda Cali Xaashi Maxamed Ahmed Ibrahim Samsam Ahmed Ibrahim Nasra Ahmed Ibrahim Samiira Ahmed Ibrahim Ayaan Siciid Kure Hodon Sicid kure Mahamed Sicid Kure Kamal Sicid Kure Khadar Mahamed Xaashi Warsame Abiib Cawke Maxamed Muxumud Cukaash Shire Sahal Cartan Axmed Yasiin Abdillahi Cumar Cumar Cabdi Xaaji Shaafici Farax Maxamed Abaadir Ciise Abdillahi Xaaji
Dhamaan dadkaasi kor ku xusan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiiisa waxay hanbalyo dhalasho u dirayaan Abdiqadir Ahmed ibrahim iyo kawsar Maxamed Abokor oo gabar ugu dhalatay magalada Oslo ee wadanka Norway taariikhdu markey aheyd 28/08/2012 gabadhaasoo loo bixiyey Madiina waxaanu leenahay soo barbaar noqo mid dalkeeda,diinteeda iyo walid keed anfacda amiin amin amiin
|
|
|
|
|
|
| More Related News » |
Obama and Romney Bristle From Start Over Foreign Policy
Moving Towards a Multi-party System in Puntland
Puntland authorities close down radio and website
Somalia: Puntland Welcomes New Prime Minister-Nominee |
|
|
|
|
|
|
 |
 |
 |
 |
|
|
| TACSI |
No News found in this section ..... !
|
|
|