Tahniyad Meher
Hooyo xalima warsame cali shire
Cabdiraxmaan cawed cali sanyare iyo xaaskiisa iyo caruurtida
xaawo cawed cali iyo odageeda maxamed maxmuud
maxamed cawed cali iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Aamina cawed cali iyo caruurteeda
Cumar cawed cali iyo xaaskisa iyo caruurtiisa
Sahra cawed cali iyo odageeda axmed cali maxmuud iyo caruurtooda
Siciid cawed cali iyo caruurtiisa
Maryaan cawed cali iyo odageeda jibriil xasan maxmuud
saynab cawed cali iyo odgeeda axmed cabdilaahi axmed iyo caruurtooda
Xasan cawed cali iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cali Cawed Cali
Abti yusuf warsame cali iyo caruurtiisa
iyo dhamaan reer warsame cali shire
Bashiir siciid yuusuf iyo xaaskiia iyo caruurtiisa
maxamud xaamud maxmuud jamac badle
Dhamaan dadkaas oo kala jooga USA , UK Soomaliya waxay tahniyad meher u dirayaan Boqorka Xuseen Cawed Cali sanyare iyo Hoodo Maxmuud Cumar oo maanta ay taariikhdu tahey 27 08 2012 uu meherkoodu ka dhacey Hotel Maansoor ee Caasimada Hargeysa waxan leenahey noqda qooyskii isku waaree ubad khay khayleh kala hela Amiin Amiin Amiin!