Kulan lagu taageerayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdullaahi ooo Dubai ka dhacay (Warbixin + Sawiro).   |   Tahniyad Meher Deqa Cisman Cali Guul iyo Abdi Rashiid Cumar Sahal   |   Tirakoobka Puntland & Dulmiga lagu wado reer Maakhir (Maqaal)   |   Xukuumada Puntland oo ku amartay Gen. Samatar inuusan wax Tikniko ah ku dhex wadan karin Bosaso (Akhri Wareegto).   |   Xusuuso Taariikhda: Bilowgii Hawlgalkii ‘Rajo Soo Celinta Soomaaliya’ Iyo Dhammaadkiisii (1993-1994)   |   Dastuurka Cusub ee Masar oo 15 December Afti loo Qaadayo   |   U Coday Cayaaryahanka Afrika ee BBC ee 2012 uga coday Laasqoray Media   |   Tirinta codadka doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka Somaliland oo weli socota.   |   Madaxweynaha Puntland oo maanta booqday Dekeda Boosaaso.   |   Mudane Madaxweyne Mahadsanid (Jawaab celin Hawlgalkii Xukuumadda Puntland ee Gobolada Sanaag & Hayland).   |  

U CODEY FAADUMO JAAMAC JIBRIIL.


by Laasqoray Media / on September 13, 2012 at 6:31 pm

Faadumo Jaamac sanadkan waxay u sharaxantahay The Guardian International Development Achievement Award - the nominees iyadoo oo ah qofka keliya ee Soomaali ah ee u sharaxan abaal marintan.

Faadumo waxay ka soo noqotay sanadkii 1991 wadanka Maraynaka si ay gacan uga geysato dib u wax ka qabashada xaaladihii bini aadanimo ee ka jiray Soomaaliya oo markaas dhex dabaalanaysay dagaal sukeeye.

Waxay asaastay Urur samafal oo lagu magcaabo Horn relief kaas oo wax badan ka taray xaaladda Gobolka Sanaag isagoo noqday Ururka keliya ee si toos ah uga hawl gala Gobolada Sool & Sanaag oo loo yaqaano deegaanado aan nabddoonayn.

Mudo yar gudaheed waxay ku baahisay hawlaha Ururka Guud ahaa Gobolada Puntland, Gobolada Jubooyinka oo dhaca Koonfurta Soomaaliya & Wadamada Kenya & Koonfurta Suudaan.

Sanadkii 2005 waxay kaalin weyn ka ciyaartay masiibadii Bad gariirta ee ku habsatay deeganadda Puntland ee kulaala Xeebaha bad weynta India halkaas oo ay ka bilowday gargaar deg deg ah, maashaariic dib loogu dejinayo dadkii masiibadaasi samaysay & dayactirka kaabayaasha dhaqaalaha sida Wadooyinka.

Waxay ka fulisay Gobolka Sanaag Mashaariic la xiriira xaga deegaanka kuwaas oo ku mutaysatay bilado caalami ah.

Waxay hurmuud ka ahayd qorshe dib loogu dhisayey Dekeda Laasqoray.

The Guardian International Development Achievement Award - the nominees.

Hada waxay u sharaxntahay (The Guardian International Development Achievement Award - the nominees) Sidaa darteed Laasqoray Media waxay ka codsanaysaa dhamaan Umada Soomaaliyeed inay u codeeyaan Murwo. faadumo Jaamac si ay ugu guulaysato Biladaas oo ay kula loomayaan Shakhsiyaad kale.

Halkan ka Codeey Click si http://www.guardian.co.uk/achievementsaward/guardian-international-development-achievement-award-nominees  halkan uga codeey  Vote fatima Jibrell!

Shiine Culay
Editor in Cheif
Laasqoray Media


  More Related News »

  • Tahniyad Meher Deqa Cisman Cali Guul iyo Abdi Rashiid Cumar Sahal

  • Tirakoobka Puntland & Dulmiga lagu wado reer Maakhir (Maqaal)

  • Xukuumada Puntland oo ku amartay Gen. Samatar inuusan wax Tikniko ah ku dhex wadan karin Bosaso (Akhri Wareegto).

  • Xusuuso Taariikhda: Bilowgii Hawlgalkii ‘Rajo Soo Celinta Soomaaliya’ Iyo Dhammaadkiisii (1993-1994)

  •  
      ENGLISH NEWS
    Saracen trained forces surround the home of former Somali Prime Minister in Bosaso
    November 01, 2012 at 9:21 am
    Obama and Romney Bristle From Start Over Foreign Policy
    October 23, 2012 at 10:06 am
    Moving Towards a Multi-party System in Puntland
    October 18, 2012 at 5:27 pm
    Puntland authorities close down radio and website
    October 10, 2012 at 10:44 am
    Somalia: Puntland Welcomes New Prime Minister-Nominee
    October 09, 2012 at 12:52 pm
    Somalia: Puntland Anti-Piracy Force Making Progress
    October 09, 2012 at 9:04 am

      SUBSCRIBE BY EMAIL
    Sign up to recieve our newsletter on your email.



      Find us on Facebook





      HAMBALYO
    HAMBALYO DHALASHO: Garaad Siciid Axmed Ciise & Murwo Amaal Khada Cali oo wiil ugu dhashay Dubai.
    September 19, 2012 at 4:05 pm
    HAMABLYO AROOS BOQORKA Axmed Cabduqadir Nuur Gurxan & BOQORADA: Sacdiyo Cabdisalan Aadam maxamed oo ku aqal galay QARDHO
    September 15, 2012 at 3:14 pm
    Tahniyad Aroos: wada noolaadoo nabad ku waara Caruus: C/risaaq Cismaan Bulqaas & Muwadiisa: Hinda Siciid maxamed
    September 02, 2012 at 7:34 pm
    Tahniyad Aroos - Sweden
    September 01, 2012 at 6:52 pm
    Hanbalyo Dhalasho
    September 01, 2012 at 3:47 am
    ''Tahniyad Meher''
    August 30, 2012 at 12:43 pm
    No News found in this section ..... !
      TACSI

     

    Faceboook Facebook   Like Our Page

    Faceboook Twitter   Follow us!

    Faceboook Email   Contact us