by Laasqoray Media / on September 18, 2012 at 5:15 pm
Shirkadda Apple ayaa dhowaan ku dhawaaqday inay suuqyada caalmka u iib geyn doonto jiilkii 5-aad ee Mobilka Iphone (Iphone 5) waxaana suuqyada si rasmi ah looga iibsan karaa 21 Sep, 2012,.
Waa sidee Mobilka IPhone 5? qaab noocee ah buuse u samaysan yahay? Hadaba waxaan akhristayaasha ku xiran Laasqoray Media u soo bandhigaynaa muuqaalka I Phone 5 ka bogasho wacan.